2 Timoteyos 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ku mahadnaqayaa Ilaaha aan qalbi daahir ah ugu adeego siday awowayaashay ugu adeegi jireen, anigoo habeen iyo maalinba joogsila'aan baryadayda kugu xusuusanaya.

2 Timoteyos 1

2 Timoteyos 1:1-6