2 Tesaloniika 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kan ka geesta ah oo iska sarraysiiya wax alla waxa Ilaah la yidhaahdo oo dhan iyo waxa la caabudo oo dhan, oo sidaasuu u dhex fadhiistaa macbudka Ilaah isagoo qudhiisu Ilaah iska dhigaya.

2 Tesaloniika 2

2 Tesaloniika 2:1-11