2 Tesaloniika 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo khiyaanada xaqdarrada oo dhan. Waxaana leh kuwa lumaya, maxaa yeelay, waxay diideen inay runta jeclaadaan oo ay sidaas u badbaadaan.

2 Tesaloniika 2

2 Tesaloniika 2:9-13