2 Korintos 9:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Looma baahna inaan idiin soo qoro wax ku saabsan caawimaadda xagga quduusiinta,

2. waayo, waan garanayaa diyaarnimadiinna aan kuwa Makedoniya idinku faaniyey, in dadka Akhaya sannaddii hore ay diyaar ahaayeen, oo jacaylkiinna kulaylkiisuna badidood buu sii kiciyey.

2 Korintos 9