2 Korintos 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, gacaliyayaalow, innagoo ballamadan haysanna, aan iska safayno nijaas kasta oo jidhka iyo ruuxa ku jirta, innagoo quduusnimada kaamilayna oo Ilaah ka cabsanayna.

2 Korintos 7

2 Korintos 7:1-4