2 Butros 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxay iyaga ugu ballanqaadaan xorriyad, laakiinse iyaga qudhooduba waa addoommadii kharribaadda. Waayo, wixii ka adkaada nin ayaa isaga addoonsada.

2 Butros 2

2 Butros 2:13-22