1 Yooxanaa 5:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaynu og nahay in Wiilka Ilaah yimid, oo wuxuu ina siiyey garasho si aynu ugu garanno kan runta ah; innaguna waa ku jirnaa kan runta ah, oo ah Wiilkiisa ee Ciise Masiix ah. Kanu waa Ilaaha runta ah iyo nolosha weligeed ah.

1 Yooxanaa 5

1 Yooxanaa 5:10-21