1 Yooxanaa 5:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii qof uun arko walaalkii oo samaynaya dembi aan xagga dhimashada ahayn, waa inuu Ilaah baryo; isaguna noloshuu siin doonaa kuwa samaynaya dembi aan xagga dhimashada ahayn. Waxaa jira dembi xagga dhimashada ah. Oo anigu odhan maayo, Kaas ha ka tukado.

1 Yooxanaa 5

1 Yooxanaa 5:9-21