1 Yooxanaa 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Innaguna kuwa Ilaah baynu nahay; ka Ilaah yaqaan waa ina maqlaa; oo ka aan kan Ilaah ahaynna inama maqlo. Taasaynu ku garanaynaa ruuxa runta ah iyo ruuxa qaladka ah.

1 Yooxanaa 4

1 Yooxanaa 4:4-16