1 Yooxanaa 4:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii qof yidhaahdo, Ilaah waan jeclahay, oo uu walaalkiis neceb yahay, waa beenaaleh, maxaa yeelay, kan aan jeclayn walaalkii uu arko sidee buu u jeclaan karaa Ilaaha uusan arag?

1 Yooxanaa 4

1 Yooxanaa 4:18-21