1 Yooxanaa 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo innaguna waan garanaynaa oo waan rumaysan nahay jacaylka Ilaah inoo qabo. Ilaah waa jacayl; oo kii ku sii jiraa jacaylka, Ilaah buu ku sii jiraa, Ilaahna isaguu ku sii jiraa.

1 Yooxanaa 4

1 Yooxanaa 4:6-21