1 Yooxanaa 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gacaliyayaalow, ha rumaysanina ruux walba, laakiin ruuxyada tijaabiya si aad u hubsataan inay kuwa Ilaah yihiin; waayo, nebiyo badan oo been ah ayaa u soo baxay dunida.

1 Yooxanaa 4

1 Yooxanaa 4:1-2