1 Yooxanaa 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii dembi falaa wuxuu yahay kan Ibliiska; oo Ibliisku tan iyo bilowgii ayuu dembaabayay. Taas aawadeed ayuu Wiilka Ilaah u muuqday inuu baabbi'iyo shuqullada Ibliiska.

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:1-16