1 Yooxanaa 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kan leh xoolaha dunidan, oo arka walaalkiis oo baahan, oo qalbigiisa ka xidha, sidee baa jacaylka Ilaah ugu jiraa isaga?

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:13-19