1 Yooxanaa 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo aynaan ahaanin sida Qaabiil oo ahaa kan sharka leh oo walaalkii dilay. Oo muxuu u dilay? Waayo, shuqulladiisu waxay ahaayeen shar, oo kuwii walaalkiisna xaq bay ahaayeen.

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:6-21