1 Yooxanaa 2:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kan ereygiisa adkeeya, runtii, Ilaah jacaylkiisu wuu ku dhan yahay isaga. Taas aynu ku garanaynaa inaynu isaga ku jirno.

1 Yooxanaa 2

1 Yooxanaa 2:1-14