1 Yooxanaa 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Carruurtaydiiyey, waxaan waxyaalahan idiinku soo qorayaa si aydnaan u dembaabin; oo qof uun hadduu dembaabo, waxaynu xagga Aabbaha ku leennahay Dhexdhexaadiye, waana Ciise Masiix kan xaqa ah.

1 Yooxanaa 2

1 Yooxanaa 2:1-2