1 Yooxanaa 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nolosha waa la muujiyey, oo waannu aragnay, waanan u marag furaynaa, oo waxaannu idiinka warramaynaa nolosha weligeed ah, ta Aabbaha la jirtay oo lanoo muujiyey.

1 Yooxanaa 1

1 Yooxanaa 1:1-7