1 Timoteyos 2:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Naagtu aamusnaan wax ha ku barato iyadoo isdambaysiinaysa.

12. Laakiin naagna u fasixi maayo inay nin wax barto ama ay ka xukun sarrayso, inay aamusnaato mooyaane.

13. Waayo, markii hore Aadan baa la sameeyey, dabadeedna Xaawa.

1 Timoteyos 2