1 Timoteyos 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaan kugu waaniyey markaan Makedoniya tegayay ayaan haatanna kugu waaninayaa inaad Efesos sii joogtid oo aad kuwo ku amartid inayan cilmi kale dadka barin,

1 Timoteyos 1

1 Timoteyos 1:1-8