1 Timoteyos 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

adigoo haysta iimaan iyo qalbi wanaagsan. Waxyaalahaas dadka qaarkood way iska tuureen, oo waxay iimaankooda ka dhigeen sida doonni burburtay.

1 Timoteyos 1

1 Timoteyos 1:11-20