1 Timoteyos 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

in kastoo aan hore u ahaan jiray mid dadka caaya oo silciya, oo dhiba, laakiin waa la ii naxariistay, waayo, aqoonla'aan baan ku sameeyey, anigoo aan rumaysanayn.

1 Timoteyos 1

1 Timoteyos 1:12-20