1 Tesaloniika 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin innagoo kuwa maalinta ah aan feeyignaanno, oo gashanno hubka laabta oo rumaysadka iyo jacaylka ah iyo koofiyadda rajada badbaadada ah.

1 Tesaloniika 5

1 Tesaloniika 5:1-11