1 Tesaloniika 5:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iska jira inaan midkiinna midka kale shar shar uga celin; laakiinse kol kasta wax wanaagsan ha ugu dadaalo, oo dadka oo dhanna ha ugu dadaalo.

1 Tesaloniika 5

1 Tesaloniika 5:13-25