1 Tesaloniika 4:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

dabadeedna kuweenna nool oo hadha ayaa iyaga kor loola qaadi doonaa daruuraha dhexdooda inaynu Rabbiga hawada kula kulanno, oo sidaasaynu Rabbiga weligeen ula joogi doonnaa.

1 Tesaloniika 4

1 Tesaloniika 4:11-17