1 Tesaloniika 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, haddaynu rumaysan nahay in Ciise dhintay oo haddana soo sara kacay, de sidaas oo kalaa kuwii Ciise rumaysnaa oo dhintay Ilaah la keeni doonaa isaga.

1 Tesaloniika 4

1 Tesaloniika 4:10-17