1 Tesaloniika 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sidaasaad jeceshihiin kulli walaalaha jooga Makedoniya oo dhan. Laakiin waxaannu idinku waaninaynaa, walaalayaalow, inaad intaas aad uga sii badisaan,

1 Tesaloniika 4

1 Tesaloniika 4:9-12