1 Tesaloniika 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sababtaas daraaddeed markii aan is-hayn kari waayay, waxaan idiinku soo cid diray inaan rumaysadkiinna ogaado, waaba intaasoo kii wax jirrabi jiray idin jirrabay oo hawshayadii wax aan waxtar lahayn noqotaye.

1 Tesaloniika 3

1 Tesaloniika 3:1-13