1 Tesaloniika 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaannu idiin soo dirnay walaalkayo Timoteyos, oo ah midiidinka Ilaah xagga injiilka Masiixa, inuu idin xoogeeyo oo idin dhiirrigeliyo xagga rumaysadkiinna,

1 Tesaloniika 3

1 Tesaloniika 3:1-3