1 Tesaloniika 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waad xusuusan tihiin, walaalayaalow, sidaannu dhib iyo daal ugu shaqaynay habeen iyo maalinba, inaannan midkiinna culaysin, oo waxaannu idinku wacdinnay injiilka Ilaah.

1 Tesaloniika 2

1 Tesaloniika 2:3-18