1 Tesaloniika 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse siduu Ilaah noogu bogay inuu nagu ammaaneeyo injiilka, sidaasaannu u hadalnaa, mana aha inaannu dadka ka farxinno, laakiinse inaannu ka farxinno Ilaaha qalbigayaga imtixaama.

1 Tesaloniika 2

1 Tesaloniika 2:1-11