1 Tesaloniika 2:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noo diidaan inaannu dadka aan Yuhuudda ahayn la hadalno inay badbaadaan. Sidaasay mar walba dembiyadooda u dhammaystiraan, laakiin ugu dambaysta cadhada waa ku dul degtay.

1 Tesaloniika 2

1 Tesaloniika 2:13-18