1 Tesaloniika 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaannu joogsila'aan Ilaaheenna oo ah Aabbeheenna hortiis ku xusuusannaa shuqulka rumaysadkiinna iyo hawsha jacaylkiinna iyo dulqaadashada rajadiinna ee ku jira Rabbigeenna Ciise Masiix.

1 Tesaloniika 1

1 Tesaloniika 1:1-10