1 Korintos 9:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii cayaarta aad ugu dadaalaa, wax walba ayuu iska dhawraa. Kuwaasu haddaba waxay sidaas u yeelaan inay taaj dhammaanaya helaan, innaguse waxaynu helaynaa mid aan dhammaanaynin.

1 Korintos 9

1 Korintos 9:22-26