1 Korintos 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xagga waxyaalaha sanamyada loo sadqeeyo, waxaynu garanaynaa inaynu dhammaan aqoon u wada leennahay. Aqoontu way kibrisaa, jacaylkuse wax buu dhisaa.

1 Korintos 8

1 Korintos 8:1-9