1 Korintos 7:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naag waxay ku xidhan tahay ninkeeda intuu nool yahay, laakiin haddii ninku dhinto, waa xor inay guursato kay doonto laakiin xagga Rabbiga oo keliya.

1 Korintos 7

1 Korintos 7:29-40