1 Korintos 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin uun haddii shuqulkiisu gubto, wuu khasaari doonaa, isaga qudhiisuse wuu badbaadi doonaa, laakiin sidii wax dab laga soo baxshay oo kaluu u badbaadi doonaa.

1 Korintos 3

1 Korintos 3:6-23