1 Korintos 2:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Walaalayaalow, anna markaan idiin imid, lama iman hadal wanaaggiis ama xigmad, anoo idinku wacdiyaya maraggii laga furay Ilaah,

2. waayo, waxaan goostay inaanan waxba dhexdiinna ka ogaan Ciise Masiix oo ah kan iskutallaabta lagu qodbay maahee.

3. Oo waxaan idinkula joogay itaaldarro, iyo cabsi, iyo gariir badan.

1 Korintos 2