1 Korintos 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kiniisadaha Aasiya way idin soo salaamayaan. Akula iyo Bariskillana aad bay idiin soo salaamayaan xagga Rabbiga, iyaga iyo kiniisadda gurigooda ku taalba.

1 Korintos 16

1 Korintos 16:9-24