1 Korintos 15:58 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa daraaddeed, walaalahaygii aan jeclahayow, noqda kuwa adag, oo aan dhaqaaqayn, oo had iyo goorba shuqulka Rabbiga si aad ah u sameeya, idinkoo og hawshiinnu inayan khasaare ahayn xagga Rabbiga.

1 Korintos 15

1 Korintos 15:51-58