1 Korintos 15:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaa qoran, Aadan oo ahaa ninkii ugu horreeyey wuxuu noqday naf nool, Aadankii ugu dambeeyeyse wuxuu noqday ruux wax nooleeya.

1 Korintos 15

1 Korintos 15:38-55