1 Korintos 15:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii aan sida dadka dugaag ugu la dagaallamay Efesos, maxay ii taraysaa? Haddii aan kuwii dhintay la sara kicin, aynu wax cunno oo cabno, waayo, berrito waynu dhiman doonnaaye.

1 Korintos 15

1 Korintos 15:23-36