1 Korintos 15:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii kale maxay samayn doonaan kuwa loo baabtiisay kuwii dhintay? Haddii aan kuwii dhintay la sara kicinba, maxaa haddana loogu baabtiisaa iyaga?

1 Korintos 15

1 Korintos 15:28-35