1 Korintos 14:31-33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

31. Waayo, dhammaantiin mid mid baad wax u sii wada sheegi kartaan, si ay dhammaan wax u bartaan oo dhammaan loogu wada gargaaro.

32. Oo ruuxyada nebiyadu waa ka dambeeyaan nebiyada.

33. Waayo, Ilaah ma aha Ilaaha iskuqasnaanta, laakiin waa kan nabadda. Kiniisadaha quduusiinta oo dhan dhexdoodana waa sidaas oo kale.

1 Korintos 14