1 Korintos 14:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba afafku calaamo uma aha kuwa rumaysta ee waxay calaamo u yihiin kuwa aan rumaysan, wax sii sheegidduse calaamo uma aha kuwa aan rumaysan, laakiin waxay calaamo u tahay kuwa rumaysta.

1 Korintos 14

1 Korintos 14:12-29