1 Korintos 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin kiniisadda dhexdeeda, meeshii aan toban kun oo eray af kaga hadli lahaa, waxaan ka jeclaan lahaa inaan shan eray garashadayda ku hadlo inaan kuwa kalena wax baro.

1 Korintos 14

1 Korintos 14:13-22