1 Korintos 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa.

1 Korintos 13

1 Korintos 13:1-13