1 Korintos 13:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay.

1 Korintos 13

1 Korintos 13:5-13