1 Korintos 12:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Ruux qudha ayaa dhammaanteen jidh qudha inagu baabtiisay, haddaynu nahay Yuhuud ama Gariig, ama addoommo ama kuwa xor ah, oo waxaa laynaga waraabiyey Ruux qudha.

1 Korintos 12

1 Korintos 12:11-14