1 Korintos 11:33-34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

33. Taa aawadeed, walaalahayow, markaad isugu timaadaan inaad wax cuntaan, isa suga.

34. Nin uun hadduu gaajoodo, gurigiisa wax ha ka soo cuno, inaydnaan xukun isugu iman. Intii kale waxaan hagaajin doonaa markaan imaado.

1 Korintos 11